Maqaalo Maqaalo iyo Warar Somali News

DAAWO: Salaadiinta iyo Waxgaradka Gobalka Sanaag oo gaashaanka u daruuray Caleemo saarkii Muuse Biixi.

HALKAAN KA DAAWO: Salaadiin iyo Waxgaradka Goboolka Sanaag oo Gaashaanka u daruuray in aysan jirin wax kaga qeybgalay  dhankooda Caleema saarkii Kornayl Muuse Biixi ee Maantay ka dhacay Magaalada hargeysa,

Dhanka kale waxa ay sheegeen Salaadiintu in aysan wax iska badalin Shirkii ay uga dhawaaqeen Gobolka sanaag ee Ay uga tashan doonaan aayahooda.’

Related posts

Dhagayso:- Madaxweyne Xasan Sheekh Iyo Madaxda Maamul Gobaleedyada oo soo Dhaweyeey Qodobada Heshiiska Maanta

admin

Soomaali u hanjabay FBI-da Mareeykanka oo la xiray

admin

Qarax gaarigiisa loogu xiray oo lagu dilay wariye ka tirsan TV-ga Kalsan

admin