Somali News

DAAWO Muuse Suudi oo Sheegay inuu neceb yahay Madaxweyne Farmaajo

Senator Muuse Suudi Yalaxow ayaa cadeeyay in uu neceb yahay siyaasada iyo hab dhaqanka Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo, waxa uuna shaaciyay sababta keentay in uu naco Madaxweynaha.

Muuse Suudi oo hadal ka jeediyay xarunta Aqalka sare ayaa sheegay in uu neceb yahay Madaxweynaha Soomaaliya, waxa uuna cadeeyay in naceybka uu u qabo Madaxweynaha uusan ku saleysneen qabiil balse shaqadiisa iyo hab maamulkiisa ku nacay.

Aniga Madaxweynaha qabiil ahaan uma necbi, laakiin shaqo ahaan ayaan u necbahay… maalintii uu yimid Madaxtooyada oo xilka lagu wareejinaayey, ciidan ayaa u safnaa oo salaan ay siinayeen, roog cas ayaa loo dhigay, isagoo xilka lagu wareejinayey ayuu yiri: Dowladii Kacaanka iyo Aniga dowlad nooma dhaxeyn, kalmadaas ayaan uga quustay gacantaan u taagay Madaxtooyada iyo aduunyadeeda mahaas aan ku dhaafay” ayuu yiri Muuse Suudi Yalaxow.

Muuse Suudi ayaa sidoo kale sheegay in Ra’isul Wasaare Xasan Cali Kheyre uusan isna la laheyn xiriir , waxa uuna cadeeyay sababta keentay in Ra’isul Wasaaraha isna uusan xiriir la yeelan kana haro,

Related posts

War Cusub: Xasan Shiikh Axmad macali Fiqi oo Kulan Aad Loo Hadal haayo Ku yeeshay Magaalada Istanbul Maxaase Ka Soo Baxay??

Tifaftiraha K24

Xasaasi: Mudanayaasha Baarlamaanka Hirshabeele oo Go’aan ka qaadanaya Codsi Markale uga yimid Madaxweyne Cosoble.. Muxuu yahay Codsigaas????

admin

Shakur Dhaqaalihii Amniga lagu sugi lahaa waxa loweeciyey meel kale.

admin