Somali News

Daawo: Maxaadan ogeyn oo maamulada galmudug iyo puntland uga bilaabmaya magaalada galkacyo

Maxamed Xaashi Cabdi madaxweyne ku xigeenka dowlada goboleedka Galmudug oo ay wehliyaan  xobno ka tirsan Labada gole ee maamulka ayaa goor dhow gaaray magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ujeedka socdaal Madaxweyne ku xineekga Galmudug ayaa lagu sheegay dhameystirka wadahadalo horay u socday ee u dhaxeeyay mamaulada Galmuudg iyo Puntland.

Dhigiisa ku xigeenka madaxweynaha maamulka Puntland C/xakiin Camey ayaa isna maanta soo gaaray Gaalkacy waxana ay labada dhican ka wada hadli doonaan arimaha soo afjarida colaadaha ka jira qeybo ka mida gobolka kuwaas oo badankood dhaxmara dadka reer guuraaga ah ee ku wada dhaqan gobolka Mudug.

Related posts

Taliska Booliska oo xiray Askar ku sugneyd bar koontarool oo ka dambeeyay dilka Taliyihii ururka…

admin

Hadda: Maxaadan ogeyn oo ka cusub dagaaladii Dacdheer (War Ayaan Idin kaga Wadnaa)

admin

Daawo: Dabsacar oo Dhaawac culus loogu geestay Magaalada Hargeysa Isagoo weli baxsad ka ah Ciidamada Soomaliland

admin