Somali News

Daawo: Magaalada baydhabo ee xarunta Maamulka Koonfur galbeed qaabka shalay looga ciiday

Magaalada baydhaba ee xarunta KMG ah ee maamulka Koonfur galbeed soomalia ayaa shalay waxaa laga ciiday maalinta koowaad ee ciidul adxaa.

Mas’uuliyiinta dowlad goboleedka koonfur galbeed ayaa boqolaal ruux kala qeyb galay salaadda ciida oo goob fagaaro ah lagu tukaday.

Madaxweynaha koonfur galbeed shariif xasan shiikh aadan ayaa dadka kala qeyb galay salaada ciida waxaana uu hambalyo u diray dhamaan shacabka soomaliyeed gaar ahaan shacabka ku nool deegaanada koonfur galbeed.

Fanaaniin uu kamid yahay dayax dalnuurshe ayaa ku sugan magaalada baydhabo halkaasi oo ay u tageen bandhig faneed ciida ku saasban.

Related posts

Faahfaahin:- Saraakiil ka tirsan Ciidamada Dawladda oo ku dhimatay Qarax miino oo ka dhacay Muqdisho

Ahmed sudani

Dhageyso: Cabsi xoogan oo Laga Qabo Inay Soo Laabtaan Burcad Badeedda kadib markii…..

Tifaftiraha K24

Update: Maxaa kusoo kordhay dhaawac culus oo soo gaaray guddoomiye ku xigeenka baarlmaanka……

Tifaftiraha K24