Somali News

DAAWO: Madaxweynaha Puntland oo Jediyey Khudbaddii Ugu Dherayd Kana Hadlay Arima Culus

Madaxweynaha dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Denni ayaa jeediyey khudbadii ugu dheerayd tan iyo markii loo doortay xilka madaxtinimada Puntland 8dii bishii January ee sanadkaan 2019.

Madaxweyne Denni ayaa khudbadaan xasaasiga ah waxa uu kaga hadlay qodobo dhowr ah waxaana ugu waaweynaa hayaanka cusub ee Puntland ay kujirto, difaaca dhulka Puntland iyo soo xiridda xuduudaha Puntland.

Related posts

Top News: RW CCC Sharmarke Shabaab Dagaal ugama adkaan kareyno, ee waxaan uga adkaan kareynaa………..

admin

Dhagayso:- Gudoomiyaha Cusub ee Gobalka Mudug oo Xilka la wareegay

Tifaftiraha K24

Gudoomiye Ku Xigeenka Koobaad Oo Kampala Tababar Uga Furay Xildhibaannada Haweenka Ee Ku Jira Baarlamaanka “SAWIRRO”

admin