Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Breaking News Kaydka Wararka Xulka ah Somali News

Daawo: Hooyo 5 Caruura korsato oo kayaabisay Madaxad iyo saraakiisha Dowlada kadib markii lacag ugu horaysay ugu deeqday Ciidanka Soomaaliyeed.

 

Hooyo Soomaaliyeed oo Korsata Shan Caruur ah ayaa noqotay qofkii ugu horeeyay ee lacag ugu deeqay ciidamada Soomaaliya.

Canab Maxamed Cosoble oo kasoo jeeda deegaanada Galmudug State ayaa lacag kun dollar ah ku wareejisay RW Xasan Cali Kheyre iyadoo noqotay qofkii ugu horeeyay ee meel fagaaro ah lacag ugu deeqa ciidamada qaranka Soomaaliya.

Barnaamijka Taakuleynta ciidamada oo ay ka qeyb galeen madaxda dowladda ayay Canab ka sheegtay hadalo soo jiitay dareenka umadda Soomaaliyeed..

HOOS KA DAAWO

Related posts

Somaliland: Wada hadaladii Mucaaridka iyo xisbiga Taladda haya ee Kulmiye oo fashil ku dhamaadey.

admin

Madaxweynaha Somaliya mudane Farmaajo oo markiisii ugu horeeyey ka qeyb galaya shirka Golaha Guud ee.

admin

Aqalka looga Arimiyo Somaliya oo warka soo saarey Kulanka Sadexgeesoodka ah ee ka dhicidoona.

admin