Somali News Top News

Daawo: Hey’adda socdaalka iyo jinsiyadda soomalia oo xafiis cusub ka furatay degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud.

Wajigii labaad ee dib u howlgalinta xarumaha xaduudaha dalka ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda ayaa waxa lagu bilaabay degmada Balanbal ee gobolka Galgaduud.

Dib u howlgalinta xaruntan ayaa waxaa goobjoog ahaa agaasimaha xaduudaha iyo qaxootiga HSJ iyo agaasimaha HSJ u qaablisan Laanta Galmudug.

Sido kale maalmaha soo socda ayaa waxa dib iyana loo howlgalinaya xarumaha Feerfeer ee Gobolka Hiiran iyo Ceelbarde Gobolka Bakool.

Related posts

Top News: Somaliland Oo Markii Ugu Horeysey Puntland Ku Aragti Noqotey!!!

admin

Update: Dagaal culus oo u dhaxeeya milatariga iyo nabad sugidda oo maalintii labaad ka dhacay Muqdisho

admin

Jowhar : Doorashada Kursi Ka Mid Ah Golaha Shacabka Oo Maanta Ka Dhaceysa Jowhar

Sakariye Sakariye