Somali News

DAAWO: Haweeney lagula kacay dil iyo Kufsi Magaalada Garowe

Hooyo lagu magacaabi jiray, Hodan Axmed Shanlayste ayaa lagu dilay magaaladda Garoowe ee caasimada Puntland, ka dib markii loogu dhacay guriga ay daganayd oo ku yaalla xaafadda Wadajir, sida laga soo xigtay dad daris la ah.

Marxuumad, Hodan Axmed Shanlayste ayaa ifka kaga tagtay wiil 3 sanno jira ah oo la joogay markii la dilayay iyo gabar 9 sanno jira ah oo dugsi ku maqnayd, balse markii ay ka soo laabatay loo sheegay in la dilay hooyadeed.

Related posts

LIVE: Toos u Daawo Ciyaarta u Dhaxeysa Jubbaland iyo Galmudug Waxayna hada Mareysa Galmudug 1:2 Jubbaland

Tifaftiraha K24

Kenya:-Dad ku dhintay shil gaari oo ka dhacay deegaanka Laghboghol

Ahmed sudani

War Cusub: Xildhibaan Horay Doorashadiisa loo diiday oo Maanta Marale ku guuleestay Doorasho Garoowe ka dhacday

Tifaftiraha K24