Breaking News Maqaalo iyo Warar Somali News Top News

DAAWO: Dowlada Jabuuti Oo Ka Hadashay Doorashada Somaliland

Safiirka Dowlada Jabuti u fadhiya Magaalada Hargeysa ayaa ka hadlay doorashada ka dhacday degaanada soomaaliland waxana uu shegay inu kormer ku tagay qaar kamid ah goobaha codbixinta isla markaana si nabada ay ku dhacday.

Xusen Cumar Kawaale safiirka Jabuuti ee Hargeysa ayaa wax lagu farxa ku tilmaamay qaabka ay u dhacday doorashada Somaliland loona baahan yahay in shacabka rer Somaliland ay halkaa kasii wadaan horka ay ka gaaren xaga siyaasada,

Ugu dabeyn safiirka ayaa shegay inu booqday ilaa sharxarumod ee ka socotay dorashada natijadana ay ka war sugayaan isago masuuliyiinta ku loolamaya doorashada ugu baaqay iney isku tanasulaan hadii lag guulesto.

Halkan Hoose Ka Daawo:

Related posts

SOMALIA CONFLICT: EXACTING A TERRIBLE TOLL ON CIVILIANS, AL SHABAAB RESPONSIBLE FOR MOST CIVILIAN CASUALTIES – UN REPORT

admin

TOP NEWS: Daawo Muuqaalka ” Wasiirka Amniga Puntland oo Xaaladdiisa ay aad u xumaatay ka dibna loo qaaday Dalka Jabuuti

admin

Madaxweyne Farmaajo oo maanta shir uga qayb galayo Kambaala