Somali News Top News

Daawo: Diyaarad Gargaar u sida Beledweyne oo Maalintii labaad ka dagtay Magaallada Dhuusamareeb

Maalintii labaad ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Magalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud waxaa ka degay diyaarado gargaar u sida Magaalada Baladweyne maadaama garoonkii diyaaradaha Baladweyne uu xirmay.

Maanta ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb ka degay labada Diyaaradood oo siday gargaar loogu talo galay dadka ka barakacay Baladweyne eek u sugan duleedka Baladweyne.

Shalay ayaa waxaa Garoonka Diyaaradaha Dhuusamareeb ka degtay diyaarad siday gargaar ay ku deeqday Hay’adda Unicef,waxana deeqdaas gargaarka ah isla Maanta loo qebiyay Shacabka ku sugan duleedka Baladweyne.

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa Maanta gaaray Baladweyne si Shacabkii uu saameeyey  fahaada Wabiga Shabeelle uu dhibaatada ugu qeybsado.

Related posts

Daawo: Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Weerarkii ugu cuslaay ku qaaday Madaxda Madasha qaran Xili u sheegay in…..

Tifaftiraha K24

Turkiga: Nigeria waa in ay Xirtaa 17 Iskuul oo uu leeyahay Wadaadka Falaagada ah ee Fathullah Gulen

Tifaftiraha K24

Dhagayso+Sawiro:- Qurba-joogta Puntland ee Finland oo Ka Qeybgalaya Shir Looga Hadlayo Dhibaatada Internetka u Leeyahay dhalinyarada iyo dhibaatada Tahriibka

admin