Somali News

Daawo: Dabsacar oo Dhaawac culus loogu geestay Magaalada Hargeysa Isagoo weli baxsad ka ah Ciidamada Soomaliland

Dabsacar oo caanka ah Baraha Bulshada ayaa dhaawac daran loogu geestay magaalada hargeysa.

Isagoo live kaga jira Guri lagu dabiibaayay ayuu sheegay in xubnaha jirkiisa oo dhan ay dhaawacanyihiin sidaasi oo ay tahay weli ciidamada soomaliland ay ceyrsanayan uuna ku dhuumaaleysanaayo hargeysa dhexdeeda.

Dabcsar oo baraha bulshada aad looga bar garanaayo ayaa dhawaan soo gaaray magaalada hargeysa isagoo ka qeyb galaya caleema-saarka madaxweynaha cusub ee soomaliland muuse biixi cabdi.

Lama oga sababta wadaadka loo jir dilay balse isaga waxa uu sheegay in lagu heysto maxaad soomaliweyn ugu cel celineysa weliba adigoo hargeysa dhexjooga

Related posts

Top News:- Al-Shabaab iyo Daacish oo Dagaal ku Dhex Maray Degaanka Iskushuban ee Gobalka Bari

Tifaftiraha K24

XOG: Ahmed Maddobe Oo Weerar Afka Ah Ku Qaadey Madaxweyne Gaas-ka Puntland Iyo Guuleed-ka Galmudug, isagoona…………..

Tifaftiraha K24

Daawo Muuqaalka: Sida Madaxweyne Farmaajo Loogu Soo Dhaweeyay Uganda.

admin