DAAWO: Caruur Somaliyeed oo dugsi dabaq ah kasoo daatey.

0

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya Laba Caruur ah oo Soomaaliyeed, kuwaasi oo ka soo dhacay dabaqa 4aad Guri magaalada Minneapolis ee dalka Maraykanka ku yaala.

Wararka qaar ayaa sheegaya in Labada Caruurta ah uu mid kamid ah dhintay, Halka midka kale uu dhaawac yahay, waxaana arkay Qof meesha Maraya kaasi oo markiiba u wacay Booliska.

Hooyadda dhashay Labada Caruurta ah ee dhibku soo gaadhay ayaa codsatay in loo duceeyo, Waxaana Su’aalo waydiinaya Ciidamada Booliska oo ka waraysanaya sida wax u dhaceen