Somali News Top News

Daawo Cadeymo: Maamulka Galmudug oo soo baandhigay sawirada saraakiil uu kamid yahay Taliyaha Ciidanka Ilaalada Gaarka ah ee Madaxweyne Gaas.

Ciidanka Dowladda Galmudug ayay u suurtagashay in dagaalkii rogaal celiska ee biloowday ku qabto Taliyahii Ciidanka Ilaaladda Cabdiweli Gaas iyo afar Saraakiil kale sida kismaayo24 ay xaqiijisay.

Warbaahinta k24  waxeey si hordhaca idin kuugu soo gudbineysaa Teestaraha Taliyaha Madaxtooyadda Garowe,anagoo goordhawna idiin soo gelin doono Video laga duubay oo muuqaala isagoo ka sheekeeynaa sida loola dhaqmay.

Ilo wareedyo ka ag dhow maamulka gobalka Mudug ee Puntland ayaa warfidiyeenka mar ay weydiiyeen ka gaabsaday, waxaase Cabdiweli Gaas oo xalay ka hadlay Idaacado ku yaalla Garoowe oo gudaha ah uu sheegay in ay jiraan saraakiil la qabtay balse aysan magacaabi karin ama magacyadooda aysan sheegi karin.

image

image

image

Related posts

Dhageyso: Maamulka Puntland oo eedeyn usoo jeedisay Ra’isal Wasaare Kheyre.

admin

Gaari ay leyihiin ciidanka Amisom oo Muqdisho kujiiray mooto Bajaaj ay dad saarnaayeen

admin

Sawirro:-Saraakiil katirsan Amisom oo kulan laqaatay Shiikh Shaakir maxay kawada hadleen?

admin