Breaking News Somali News Top News Xulashada K24

DAAWO: Banaanbaxii ugu Weynaa oo looga soo Horjeedo Madaxda Maamul Goboleedyada oo ka dhacay Garbahaarey

Banaanbax weyn oo looga soo horjeedo shirkii shalay lagu soo gaba gabeeyay Magaalada kismaayo oo madaxda dowlad goboleedyada ay xiriirkii ugu jareen dowladda federaalka ayaa waxa uu maanta ka dhacay magaalada garbahaareey ee xarunta gobolka Gedo.

Waxgarad,Haween iyo Caruur ayaa banaanbaxa ka qeyb galay waxaana Garbahaarey  laga dareemaya in ay aad  u diidan yihiin shacabka  qorshaha uu madaxweynaha Maamulka Jubbaland ku dhibaateynayo shacabka ka soo jeeda deegaanada Jubooyinka iyo Gedo sida ay hadalka u dhigeen shacabkii dibaxbaxa ka qeyb galay.

Halkaan Ka Daawo Muuqaalka

 

Related posts

Guddoomiyaasha Baarlamaanada Soomaaliya iyo Sudan oo heshiis kala saxiixday

admin

Puntland oo Si kulul u Cambaareysay Lacagtii Dawladdu ugu deeqay Somaliland.

Ahmed sudani

DEG DEG: Dagaal Xooggan Oo Ka Bilowday Duleedka Degmada Balcad Iyo Khasaare…

admin