Arimaha Bulshada Somali News Top News

Daawo: Ambasador Owliyo oo Aflagaado iyo Cay kala dul-dhacay Siyaasi la doodayay.

TV ga RTN ayaa dhawaan qabtay Dood dhexmareysay Ambasador Owliyo oo kamid ah siyaasiyiinta soomaaliyeed iyo siayasi Da’yar oo falanqeeya arimaha Siyaasadda laguna magacaabo mudane Axmed Shakuul.

Owliyo ayaa markii doodu kululaatay aflagaado kala duldhacay Siyaasigii la doodayay, isagoo ku tilmaamay Jokoraa arintaas oo dhaawacday hanaan socodkii dooda.

Doodani oo aheyd mid xiiso gooniyaad leh Hoos Kadaawo.

Related posts

Daawo Sawiro: Sidee u dhacday Munaasabadda lagu daah furaayay Wejiga labaad ee Garoonka Diyaaraddaha Boosaaso

admin

Xasaasi: Ciidamada itoobiya oo bilaabay in ay ka guuraan saldhigyo ay ku leeyihiin magaalooyin waaweyn oo ka tirsan gobollada…..

Tifaftiraha K24

DEGDEG: Itoobiya oo u diiday inay Gedo soo galaan siyaasiyiinta kala ah Gen, Ali Madoobe iyo Abdi Shire.

admin