Somali News

Daawo: Aljazeera oo Mudo kadib Baahisay Wareysi xiiso Badan oo ay la yeelatay Afhayeenka Alshabaab Cali dheere Muxuuse ka hadlay??

Taleeshinka Aljazeera ayaa Baahiyay Wareysi ay la yeelatay Afhayeenka Alshabaab Shiikh Cali Maxamuud Raage shiikh Cali dheere.

Wareysiga waxaa qaaday Wariye Xamza maxamad oo Aljazeera ka tirsan waxaana Afhayeenka la weydiiyay dhowr su’aalo oo Doorashada Soomaliya ku saabsan.

Halkaan Hoose ka Daawo Wareysiga

Related posts

XOG:- Madaxweyne Gaas Oo Si deg deg ah ugu Dhoofaya Magaalada Garoowe.

Ahmed sudani

WAR CUSUB: Faah Faahin ka soo baxeysa Dagaal Maanta Beledweyne ku dhexmaray laba Maleeshiyo Beeleed oo wada daga Gobolka Hiiraan

Tifaftiraha K24

XOG: Jen, Gabre oo Waji Cusub ula soo baxay Odayaasha Hiiraan & Sh/dhaxe Xili Shirka…

Tifaftiraha K24