Somali News

Ciidamada Somaliland oo xabsi dhigay Masuul horey uga tirsanaa maamulka.

Ciidamada booliiska maamulka Somaliland ayaa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool ku xiray  Abuukar Cabdi Geelle oo soo noqday Gudoomiyihii gobolka Sool ee maamulka Puntland.

Abuukar Geelle ayaa la sheegay in mudooyinkii lasoo dhaafay ku sugnaa magaalada Laascaanood , waxaana xabsiga dhigay ciidamada Somaliland oo ku eedeeyay in uu magaalada ka waday falal aysan raali ka aheyn maamulkaasi.

Maamulka Somaliland ayaa u eedeeyay Abuukar Cabdi Geelle in Magaalada Laascaanood uu ka waday Ol’olo ka dhan ah Soomaaliland laguna tageerayo Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Related posts

Axmed Madoobe IOM u gudbiyay dacwad ka dhan ah Shirkii Garbahaarey.

admin

Top News: AMISOM oo markii ugu horeyey qiratey jabkeeda (Akhriso Warbixintan xasaasiga ah).

admin

Duqa Muqdisho oo Xarunta D/Hoose ku qaabilay Safiirka Cusub ee Turkiga

admin