Somali News

Ciidamada Ammaanka oo Saakay Suuqa Bakaaraha ku qabtay Kooxo Burcad ah oo dadka dhaceysay

Ciidamada Booliska ayaa Saakay Gudaha Suuqa Bakaaraha waxa ay ku qabteen Koox Burcad aheyd oo dadka Mobile-da maraneysay xili aroor hore ay aheyd.

Ragga dadka dhacaayay waxa ay ahaayeen 3 ruux Laba kimd ah gacanta ayaa lagu dhigay oo mid uu dhaawac yahay halka midka seddexaad uu baxsaday.

Tuugada oo watay mooto bajaaj ayaa dadka suuqa usoo kalahay waxa ay ka qaadanayay mobileda balse dadka ayaa ku wargaliyay ciidamada booliska oo qeybo kamid ah suuqa ka howlgala durbadiiba ciidamada ayaa eryada kooxdii dadka dhaceysay waxaana ay gacanta kusoo dhigeen laba kamid ah seddex burcad iyadoo labada la qabtay mid kamid ah uu dhaawacyahay.

Suuqa bakaaraha waxaa waayadaanba laga cabanaayay dhac baahsan oo xiliyada aroortii ah kooxo hubeysan ay dadka u geestaan marka ay suuqa usoo kalahaan.

Related posts

XOG:- Diyaarado Qalab Ciidan u wada Dowlada Somali oo…

admin

Daawo: Guddoomiyaha gobolka banaadir iyo wasiirka amniga oo xalay dhoola tus cajiib ah ka sameeyay dagmada hiliwaa

Tifaftiraha K24

XOG : Xukuumada Saacid oo aheyd midii si adeg u difaacday BADA Soomaaliya.

admin