Wararka nagasoo gaaraya degmada Hodan Ee magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in Koox Hubeysan ay dil ka geysteen deegmada Hodan. Dilkaan ayaa waxa fuliyey Dableey Gaari...
Maanta waxaanu joognaa xili aynaan u baahneen Qab qable iyo Hoggaamiye Dhiig miirad ah Dagmooyinka Gobolka Banaadir guddoomiyeyaasha loo magacaabaayo waxaa lagama maar maan ah...
Xildhibaanada Hirshabeelle oo si kulul u weeraray Madaxweynaha Maamulkaasi ee ku hungoobay go’aankii khalafsanaa ee Kismaayo ayaa waxaa ay sheegeen in dowladda federaalka ay tahay...
Madaxweyne ku xigeenka Dowlad Goboleedka Galmudug Maxamad Xaashi Carabey ayaa si kulul u dhaleeceeyay Madaxda Maamul goboleedyada ee ku shiray Magaalada Kismaayo. Xaashi Carabey ayaa...
Ilo sirdoon ayaa horay u shaaciyay in xanuun daran uu la il daranyahay hoggaamiyaha guud ee alshabaab Axmed Diiriye Abuu cubeyda tan iyo markii la magacaabayna...
Iyadoo shalay ay magaalada kismaayo gaareen madaxda maamullada Galmudug Hirshabeelle iyo Puntland ayaa waxaa la filaya in maanta uu halkaa ka furmo shir u dhaxeeya...
Iyadoo la filaayay in Magaalada Kismaayo ay isugu yimaadaan Madaxda Maamul goboleedyada ayaa waxaa soo baxaya cabsi laga qabo in uu baaqdo kulanka uu qorsheeyay...
Marka laga hadlo dhaq dhaqaaqyada Ciidan iyo dib u xoreynta deegaannada jubbaland ee shabaab gacanta ku heyso waxaa aad u kala fog howlgallada xoreynta ah...
Kadib wixii ka dambeeyay markii ciidanka xasilinta laga wareejiyay ammaanka caasimadda oo dhaliilo xooggan ay ka yimaadeen habka ay howshoodu aheyd iyo is qab qabsi...
Guddoomiyihii hore ee Gobolka Banaadir hadana ah lataliyaha Madaxtooyada dhanka Siyaasadda Maxamuud Axmed Nuur Tarsan ayaa ku tilmaamay fadeexad iyo ceeb in Lix madaxweyne hal...