Breaking News Somali News Top News

BREAKING: Qarax xoogan oo Goordhaw Gilgilay Dagmada Afgooye iyo Qasaaraha oo…

Qarax xogan ayaa goordhaw ka dhacay dagmada afgooye ee gobolka shabeellada hoose.

Qaraxa oo loo maleeynaayo in gaari loo adeegsaday ayaa waxa uu ka dhacay meel aan ka fogeyn saldhig ciidan .

lama oga qasaaraha ka dhashay qaraxa iyo bartilmaameedkiisa balse wixii warar ah ee kusoo kordhaa halkaan ayaad kala socon doontaan inshaa allah

Related posts

XOG: Maxaadan Ogeyn oo Saakay ka Cusub Deegaanada Ceel-dheer iyo Galhareeri ee Gobolka Galgaduud oo Ciidamo Itoobiyaan ah ay…

admin

Faah faahin: Dagaal u dhaxeeya Ciidamada Dowlada Iyo Al-shabaab Oo ka dhacay Moqokori

Sakariye Sakariye

Haweenay isku soo Taagtay Jagada Duqa Degmada Boosaaso (Warbixin)

admin