Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Breaking News Somali News Top News

BREAKING: Guddoomiye Mursal oo War Rasmi ah ka soo saaray Mowqifkiisa Kala dirista Guddiga Maaliyadda

Guddoomiyaha Golaha shacabka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan ayaa go’aan uu soo saaray waxa uu uga horyimid kala dirddii guddoomiye ku xigeenka 1aad uu ku sameeyay guddiga maaliyadda ee Baarlamaanka, waxaana Guddoomiye mursal uu amar ku bixiyay in guddiga maaliyadda ay sii wataan howshooda ku aadan la xisaabtanka hey’addaha Dowladda.

Related posts

Odayaal gobolada Jubbooyinka kasoo jeeda oo ka digay qorshaha siyaasadeed ee uu dhawaan Ra’isal wasaare Cabdiweli rabo in uu gobolka Gedo la tago!

admin

TOP NEWS: Amniga Xarumo Dhowr ah oo Maanta la adkeeyay Maxay tahay Sababta?

Tifaftiraha K24

Daawo: Jubbaland oo aad uga farxisay Barakacaayasha kismaayo ku Nool Kadib Markii Shalay la…

admin