Somali News

Banaan bax balaaran oo ka socda Magaalada Galkacyo.

Warar naga soo gaaraya Magaalada Gaalkacyo ee Xarunta Gobolka Mudug ayaa waxaa ay sheegayaan in halkaasi Goordhow ka bilowday banaanbax xoogan oo looga soo horjeedo Go’aankii kasoo yeeray Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya.

Dad u badan Ardayda Dugsiyada sare ee Gaalkacyo ayaa isugu soo baxay bartamaha Magaalada,kuwasi oo si weyn uga soo horjeeda Go’aankii Wasiir Goodax Barre uu ku joojiyay kuna baabi’iyay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee u socday 31,500 oo ardayn.

Related posts

Sawirro: Dowladda Jabuuti oo Maanta Deeq Lacageed ku wareejisay Guddiga Gurmadka Qaran ee Musiibadii Zoobe

admin

Xasaasi Dhageyso: Soomaliland oo ku dhawaaqday Fal Dhibaato weyn ku keeni karta Shacabkeeda ka dib Markii ay sheegtay in….

Tifaftiraha K24

DEGDEG: Madaxda shirka Garbahaareey oo eedeyn cadow aan nabadda dadka rabin ku tilmaamay Gabre iyo Afeey, baaqna diray.

admin