Dhagayso:- Ciidanka Jubbaland iyo Alshabaab oo ku dagaalamay Gobolka Jubada Hoose
Ciidamada Dowlad goboleedka Jubbaland iyo garab ka mid ah xarakada Alshabaab ayaa saacadihii ugu dambeeyay uu dagaal ku dhexmarayay Tuulooyin hoos yimaada magaalada Kismaayo ....