Somali News

Askari ka tirsan Ciidamada Nabad Sugidda oo Xalay lagu Dilay Dagmada Afgooye

Dabley bastoolado ku hubeysan ayaa xalay waxa ay dagmada afgooye ku dishay askari ka tirsan ciidamada nabad sugidda dowladda federaalka.

Askariga la dilay ayaa waxaa lagu magacaabi jiray ibrahim nuunow waxaana la sheegay in kooxo hubeysan ay rasaas la dhaceen.

Dableyda dilka askariga geesatay oo dhalinyaro aheyd ayaa goobta ka baxsatay sida ay inoo xaqiijiyeen goob joogayaal waxaana goobta soo gaaray ciidamada dowladda oo baaritaan halkaasi ka sameeyay.

Related posts

Dhagayso Maraykanka oo Dowlada Somalia ka caawinaya….

admin

Villa Somaliya Oo kuguulay satay Inay Kadhaadhiciso Xildhibaano Badan Inaysan Ka hadlin Muranka Bada….

DAAWO Meesha ha isaga tageen Farmaajo saaxiibadiis

admin