Somali News

Aqalka Sare oo ka doodaya hindise sharciyeedka wax ka badalka xeerka Saxaafada

Waxaa furmay kalfadhigii 6-aad kulankiisa 23-aad ee golaha aqalka sare BFS Ajandaha waxa uu ahaa aqrinta 2-aad ee hindise sharciyeedka wax ka badalka xeerka Saxaafada.

Fadhigga waxaa ku sugan Wasiir ku xigeenka Wasaarada Warfaafinta Mudane Aadan Isaaq, Agaasimaha guud Wasaaradda Warfaafinta iyo Agaasimayaal ka tirsan Wasaaradda warfaafinta Dowladda Soomaaliya.

kulanka waxaa shir gudoominaya gudoomiyaha golaha aqalka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Mudane Cabdi Xaashi cabdulaahi.

Senataradda ayaa qodobada qaar ka hadlaya iyadoo gudoomiye Abshir Buqaari uu soo gudbiyay in qodobada qaar in wax lagu daro waxna laga dhimo kulan ayaa hada toos u socda.

 

Related posts

XOG: Ahlusunna oo sheegtay in aysan ka hor istaagin Imaantinka Deegaanadooda wafdi uu Hogaaminaayo Siyaasiga Axmed C/salaan.

admin

Daawo: Axmad madoobe muxuu ka yiri wada hadalada muqdisho uga furmi doono galmudug iyo ahlu-sunna??

Tifaftiraha K24

Ma donaysa in aad Su,aal waydiisid Madaxweynaha Mustaqbalka ee Somalia..

admin