Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Arimaha Bulshada Kaydka Wararka Xulka ah Somali News Top News

Akhriso:Wasiiradii xil ka qaadista lagu sameeyay

Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya ayaa xalay xilka ka qaaday labo wasiir oo ka tirsanaa xukuumadiisa, kuwaas oo durba lagu badalay wasiiro cusub.

Waxaa xilka Wasiirnimo ee Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha Laga qaadey Mudane Cabdiraxman Cabdi Cusmaan, waxaana xilkaas loo magacaabey Mudane Eng. Cabdirashiid Maxamed Axmed inuu noqdo Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha.

Sidokale, Waxaa xilka Wasiirnimo ee Wasaaradda Korontoda iyo Biyaha laga qaadey Mudane, Maxamed Xasan Aaden (Shaahiyow) waxaana xilkaas loo magacaabey Mudane Maxamed Mursal Sh. Cabdiraxmaan in uu noqdo Wasiirka Wasaaradda Korontoda iyo Biyaha.
KISMAAYO24 NEWS AGENCY
ABDI KAFI ABDI ABDULLE

Cabdiraxmaan Cabdi Cusmaan ayaa kasoo jeeda beesha Shanaad

Maxamed Xasan Aaden Shaahiyow ayaa kasoo jeeda Raxanweyn

Related posts

Akhriso: Dowladda oo ka hadashay Xariga Abuu Mansuur Sharuudo adagna hordhigtay

admin

Daawo: Faroole” Waxaan ahay Musharax u taagan Xilka Madaxtinimada Soomaliya 2016

admin

XOG:Wada hadalka Galmudug iyo Ahlusunna oo dhamadka Bishaan ka furmaya Dhusamareeb.

admin