Somali News Top News

Akhriso: Xildhibaano iyo Xisbiyo Mucaarad ah oo Digniintii ugu cusleyd u diray Madaxweyne Farmaajo

Xisbiyada Wadajir, Daljir, Kulan iyo Madasha Horusocod ayaa soo saaray war saxaafadeed ay ugu hadlayaan xaalada dalka, kaddib markii ay shir ku yeesheen magaalada Muqdisho.

Xubnahan ayaa ka hadlay weerarkii dhowaan Ciidamada Ammaanka ku qaadeen xarunta Xisbiga Wadajir ee uu deganaa C/raxmaan C/shakuur, ku xadgudubka lagu haayo sharafta iyo Kaaramada Xildhibaanada Qaran.

Halkaan Hoose ka Aqriso war-saxaafadeedka

Related posts

Shirka Amniga Qaranka Oo Maanta Ka Furmaya Muqdisho iyo madax badan oo ka qeyb galaysa

Sakariye Sakariye

Dowlada Soomaaliya Oo shaacisay in 28,000 Somali ah ay ku xayiran yihiin Gudaha Dalka Yemen

Sakariye Sakariye

War Cusub:- Safaaradii Soomaaliya ee Mareykanka oo dib loo furay

Tifaftiraha K24