Somali News Top News Xulashada K24

AKHRISO:- Xildhibaanada Aqalka Sare oo berri ka doodi doona Waxa laga yeelayo Dp World

Xildhibaanada Aqalka Sare ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa loo qeybiyay Xeerkii ay shalay soo meelmariyeen Xildhibaanada Golaha Shacabka ee ku aadana in dalka laga mamnuucay Shirkadda DP World.

Xildhibaanada ayaa maanta aysan u suurtagelin in ay ka doodaan Xeerka Shirkadda DP World ,maadaama ay ka hadleen Weerarkii lagu qaaday Guriga Xildhibaan Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid.

Guddoonka Aqalka Sare ayaa warbaahinta u sheegay in maalinta Berri ah laga hadli doono kiiska Shirkadda DP World.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa sharci daro ku tilmaamay dhammaan heshiisyadii ay shirkadda DP World ay ka sameysay Soomaaliya,Waxaana ay sheegeen in guud ahaan laga mamnuucay Soomaaliya.

Related posts

Daawo: Maamulka Koonfur Galbeed oo Baydhabo kusoo Bandhigay Hub ay sheegen in laga soo furtay…..

Tifaftiraha K24

DegDeg:  Xukuumada Somaliya oo ku war galisay Milkiilayaasha Hotelada Muqdisho in aan lagu qaban karin shirar looga soo hor jeedo Dowlada.

gurey

Maxamed Mursi Madaxweynihii Hore Ee Dalka Masar Oo Lagu Aasay Bariga Qaahira

admin