Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News Xulashada K24

AKHRISO:- Wararkii Ugu danbeeyay Maanta Xaaladda Deegaanka Tukaraq.

Wararka saakay inaga soo gaaraya deegaanka Tukaraq ayaa waxa ay sheegayaaan in saakay xaalad deganaansho laga dareeymayo halkaasi, oo uusan jirin dagaal socda.

Warar aan ka heleyno deegaanka ayaa sheegaya in xalay markale uu dhacay dagaal u dhaxeeyay ciidanka Somaliland iyo Puntland, kaasi oo la xiriiray dagaalkii shalay dhexmaray labadan dhinac.

Ilaa hadda lama xaqiijin karo khasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaaladan dhacay waqtiyada kala duwan, inkastoo labada maamul ay guulo ka kala sheegteen dagaaladan.

Wararkii ugu dambeeyay ee saakay naga soo gaaraya degaanka Tukaraq ayaa sheegaya in labada ciidan ay soo kala gaareen gurmadyo ciidan oo ka kala yimid magaalooyinka Garowe iyo Hargeysa.

Lama oga waxa ay ku danbeyn doonta xaaladda deegaanka tukraq oo wali ay isku horfadhiyaan ciidamadii shalay ku dagaalamay.

Related posts

Somalia iyo Turkey-ga oo heshiis caalami ah kala saxiixdey (Muxuu heshiiskaasi ku saabsanyahy).

admin

WARBIXIN: Maxay Jubbaland Ka Tiri Eedeymaha Loo Soo Jeediyey Ee Ku Aadan In Ay Taageertey Weeraradii Gaalkacyo Ka Dhacey (Warbixin Muuqaal Ah Ayaan Idinkaga Wadnaa)

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Taliyahii Heystay Laanta Buuro oo ka sheekeeyay Sida Uu u Dhacay Weerarkii Xalay Shabaab ay ku soo qaadeen

Tifaftiraha K24