Somali News

Akhriso: Jadwalka xaflada caleema saarka iyo khudbadaha madaxda oo dhameystiran

Jadwalka xaflada caleema saarka amdaxweynaha ayaa la soo bandhigay iyadoo jawdalka ay ku qoranyihiin sida khudbadaha loo kala jeedinaayo.

Haddaba hoos ka aqriso jadwalka oo dhameystiran

6:00 – 10:30  soo gelitaanka Martida

10:30 il 11:30 Madadaalo iyo suugaan

11:30 – 11:45 Furitaanka iyo kulamadda guddoomiyaha Guddiga qaban qaabada caleema-saarka Madaxweyne Farmaajo ahna wasiirka Qorsheynta Cabdiraxmaan Ceynte

11:45 – 11:50: Aayadaha Qur’aanka Kariimka

11:50 – 12:10 Kalmadaha Wakiilka Qaramada Midoobay, xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay Macheal Keating

12:10 – 12:30: Kalmada Wakiilka Midowga Africa Francisco Madeira

12:30 – 12:50: Kalmadda Jabuuti: Mudane Ismaaciil Cumar Gelle

12:50 – 1:10: Kalmada Itoobiya: Hailemariam Desalegn Boshe

1:10 – 1:30: Kalmada Dowladda Kenya: Mudane Uhura Kenyatta

1:30 – 1:50: Qudbadda Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh Maxamuud

1:50 – 2:20: Qudbadda Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo

DHAMAAD

Related posts

AKHRI: Itoobiya Oo Cagta Saartay Wadadii Burburka Iyo Kala Go’a.

admin

Koonfurta Afrika oo albaabadda u laabayso Xeraddii Barakacayaasha Soomaalida iyo Shisheeyaha

admin

Daawo Sawirada Wiil 2-Sano Ka Hor Dhulka Laga Helay Isagoo Xuduntiisa Ku Taallo & Xaalada Uu Hada Ku Sugan Yahay.‏

admin