Somali News

Akhriso: Guddigii uu magacaabay Madaxweyne Xaaf oo soo saaray

Guddiga Doorashada Galmudug uu dhawaan magacaabay Madaxweynaha waqtigiisu dhamaaday ee Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa soo saaray habraaca doorasho kale ay qaban qaabiyaan.

Habraaca ay soo saareen guddigan doorasho ayaa lagu sheegay in Baarlamaanka Galmudug Garabka Madaxweyne lasoo xuli doono 20-ka bishan sidoo kale Madaxweynaha Galmudug la dooran 1-202020-ka.

Waxa ay kusoo aadeysaa  habracaan cusub ay soo saareen guddiga doorashada uu magacaabay Madaxweyne Xaaf ayaa kusoo aadaya xili Baarlamaanka Galmudug lagu dhaariyay magaalada Dhuusomareeb dhawaana dooran doonaan hogaankooda.

Related posts

Top: Axmed Madoobe oo ka Dhawaajiyay Hadal lama filaan Noqday lana wada sugayay

admin

Sawirro: Guddoomiyaha Baarlamaanka & Xildhibaanada cusub ee Ahlusunna…

admin

Akhriso: Mahad Salaad oo Bartiisa Facebook-ka si cad ugu weeraray Madaxweyne Farmaajo kuna tilmaamay in uu….

admin