English News Somali News

AKHRISO: Guddiga Doorashada Guddoonka BFS oo War deg deg ah soo saaray

Guddiga Doorashada Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya ayaa Goordhow shaaciyey Tirada iyo Magacyada Musharaxiinta isku soo sharaxay Xilka Guddoonka Baarlamaanka.

Guddiga ayaa sheegay in la xiray liiska qabashada Araajida musharaxiinta maadaama uu dhamaaday Waqtigii loogu tala galay.

Halkan hoose ka Akhriso Magacyada Musharaxiinta isi soo sharaxay ee guddigu shaaciyey.

Related posts

3,000 men trained by KDF missing

admin

Cayaarihii Gobollada ee lagu qaban lahaa Kismaayo oo si lama filaan Magaalo kale loogu Wareejiyay

admin

SAWIRO: Taliyaha Booliska Oo Kormeer Ku Tegay Xarunta CID-Da Ballan Qaadna Sameeyay.

admin