Breaking News Somali News

Xubanaha Somaliland u matala DF oo qadacay Natiijadi ka so baxday Shirka Madasha

Wasiirada, Xildhibaanada, Waxgaradka iyo odayaasha kasoo Beesha Isaaq iyo beelo kale kasoo jeeda degaanada Somaliland ayaa si weyn u qaadacay go’aanadii kasoo baxay Shirkii Madasha Qaran ee Muqdisho.

Shir jaraa’id oo degdeg ay u qabteen galabta ayay xubnahan ku qaadaceen natiijadii kasoo baxday shirka Madasha Qaran ee wadatashiga.

Waxay si cad u sheegeen inaysan shaqo ku lahayn isla markaana aysan quseynin wixii ka soo baxay shirka Madasha Qaran ee Muqdisho. Waxaa shirka jaraa’id ka hadlay Odayasha dhaqanka beelaha kasoo jeeda Somaliland ee ku jiray Guddiga Odayaasha sare.

Related posts

Dhagayso:- Isbitaalka Guriceel oo la ciirciirayo daweynta Dadkii ku waxyeeloobay dagaalkii Xadka somaliya iyo Ethopia

admin

Gudoomiyaha Xisbiga Wadani mudane Cirro oo Sikulul uga hadlay Qaraxii Muqdisho kuna sheegay Xasuuq kadhan ah.

admin

Daawo: Maxaadan ogeyn oo Markii ugu horeysay laga hirgaliyay Deegaanka Hosingoow ee G.jubbada Hoose

admin