Animation

XOG+SAWIRRO: Waxbadan ka Ogow Sababta General Morgan uu galkacyo u Joogo Xiisada Galkacyo Miyuu lug ku leeyahay????

no responses
Sunday September 4, 2016 - 1:32 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Iyadoo Maalmahaan ay xiisad u dhaxeysa Galmudug iyo Puntland ay ka taagantahay Magaalada Galkacyo ayaa waxaa soo baxaayay Warar sheegaya in General Morgan uu ku suganyahay Wuqooyiga Magaalada Galkacyo.

Morgan ayaa shalay ka soo muuqday soo Dhaweynta Galkacyo loogu Sameeyay Cabdi Wali Gaas oo galkacyo soo gaaray.

Maamulka Puntland ayaa dhawaan amar ku bixiyay in gawaarida ka imaaneysa koonfurta soomaliya aysan kasoo gudbi karin xadka u dhaxeeya Galmudug iyo Puntland .

Morgan1 Morgan2 Morgan3

Facebook Comments