Animation

XOG+SAWIRO: Madaxweynaha Galmudug oo Kulan Gaar ah la qaatay Tedros Adhanam

no responses
Wednesday November 18, 2015 - 9:06 under Breaking News by admin
mqdefault
Spread the love

Madaxweynaha maamulka Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa ku sugan magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia, kadib casuumaad uu ka helay dowlada Ethiopia.

Madaxweynaha maamulka Galmudug ayaa wuxuu kulamo gaar gaar ah la qaatay wasiirka arimaha dibada dowlada Ethiopia oo ay ka wadahadleen arimo ay kamid yihiin wada shaqeynta maamulkaasi iyo dowlada Ethiopia.

Kulankooda markii uu soo idlaaday waxaa warbaahinta la hadlay wasiirka arimaha dibada dowlada Ethiopia oo sheegay iney si dhow ula shaqeyn doonaan xubnaha maamulka Galmudug.

Dhinaca kale xog aan heleyno ayaa sheegeysa in labada dhinac ay isla garteen iney wadahadal la galaan maamulka Ahlu sunna ee gobolada Dhexe.

Hoos ka daawo sawirada

gued-2 gued-3 gued-4 gued-5

Facebook Comments