Animation

Akhriso: Xildhibaanno ka tirsan baarlamaanka oo Diyaarinaya Sharci Halis ku ah Siyaasiyiinta u shaqeeya Dowladdaha Shisheeye

no responses
Sunday November 12, 2017 - 6:19 under Somali News by admin
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Xildhibaanno ka tirsan Baarlamaanka federaalka ayaa wax ay diyaarinayaan sharci ku khasbaya siyaasiyiinta u shaqeeya dowladdaha shisheeye in ay is diiwaan geliyaan “Foreign Agents Registration Act”.

Hadii sharcigaas la meelmariyo, shakhsiyaadka u shaqeeya dowladaha shisheeye ee dowladda ku jira ama mucaaradka ah waxaa looga baahan doonaa in ay cadeeyaan xiriiradooda dibadda, macluumaadka shaqadooda iyo dhaqaalaha ay helaan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Xildhibaan Hussein Idow oo ka tirsan baarlamaanka federaalka ayaa bartiisa facebooka kusoo qoray in siyaasiyiinta soomaliyeed ee dowladdaha shisheeye u shaqeeya uu sharcigaan saameyn xoogan ku yeelan doono waana markii ugu horeysay oo sharcigaan ay xildhibaanada diyaarinayan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.