Xog: xasaasi ah oo ku saabsan Doorashada Kursigii uu ka geeriyooday Wasiir Cabaas Ziraaji.

no responses
Tuesday February 13, 2018 - 6:57 under Maqaalo iyo Warar by gurey
mqdefault
Spread the love

Dowlad Gogoboleedka Jubbaland ayaa joojisay qabanqaabada Doorasho Musuqmaasuq aheyd oo ay wadeen Gudiga doorasha ay Xaliima yarey, Gudoomiyaha ka tahay. Ergo been abuur ah ayaa la rabay in caawa lagu sawiro Hotel MAKI, oo ku yaalla Magaalada Kismaayo waxaa arintaas joojisay Dowlad goboleedka Jubbaland. Xuseen oo ka tirsan Gudiga Doorasha oo lacag kasoo qaatay Agaasimaha Madaxtooyada ayaa wada Musuqmaasuqa ugu badan, arintaan waxaa iyada raali ka ah Xaliimo yareey oo ah Gudoomiyaha Gudiga doorashada. Dhinacakale waxaa socda shirar xasaasi ah oo ay leeyihiin dadka wax tabanaaya oo ka cabanaaya musuqmaasuq weyn oo ay wadaan Gudiga doorashada, BEESHA HUBEER, ayaa arinta socota kasoo horjeesatay, waxayna bogaadiyeen tallaabada Maamulka Jubbaland ay ku joojiyeen Doorashada musuqmaasuqa aheyd.

Facebook Comments