Animation

XOG: Waxbadan ka Ogow Socdaalka Raisul Wasaare Cumar C/Rashiid oo lagu wado in uu ku tago Magaalada Cadaado???

no responses
Friday October 14, 2016 - 2:49 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Warar Hoose oo aan heleyno ayaa waxa ay sheegayan in Raisul Wasaaraha Soomaliya Cumar C/Rashiid uu ku wajahanyahay Magaalda Cadaado ee Mamulka Galmudug.

Qaban qaabada soo Dhaweynta Wafdigaan ayaa waxa ay ka socotaa Xarunta Madaxtooyada Magaalada Cadaado .

Inkasto aan si Rasmi ah loo ogeyn Socdaalka Raisul Wasaare Sharmaarke Hadana Wararka aan heleyno waxa ay sheegayan in Socdaalkiisa uu Salka ku haayo Dagaalka Galkacyo .

Raisul wasaaraha Mudooyinkii ugu dambeeyay waxa uu ku sugnaay Magaalada Garoowe ee Maamulka Puntland wuxuuna ka mid yahay Xubnaha Musharixiinta Aqalka Sare u Mataleysa Maamulka Puntland.