Animation

XOG: Taliyihii Nabad Sugida G.Banaadir oo Xilkii laga qaaday iyo taliye Cusub oo la Magacaabay+Magaciisa

no responses
Saturday October 1, 2016 - 4:38 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Warar Hoose oo ay heshay k24 ayaa waxa ay sheegayan in Xilkii laga qaaday Taliyihii ciidanka Nabad sugida gobolka Banaadir.

Taliyihii Nabad sugida gobolka Banaadir Cabdixakiin Fareey ayaa xilkii laga qaaday , waxaana lagu Badal oo Taliye Cusub loo magacaabay G/sare Maxamed Xasan Faarax (Faran far) oo horay u ahaa taliye ku xigeenka ciidanka Nabad sugida gobolka Banaadir.

Xogta la helay ayaa Muujineysa in Faranfar uu Hada yahay Taliyaha Nabad Sugida G.Banaadir waxaana u Magacabay Taliyaha Hey’adda Sirdoonka iyo Nabad Sugida Qaranka General Gaafoow.

Xil ka qaadista iyo magaacista ayaa waxa ay Imaaneysa Xili Dhawaan madaxweynaha Soomaliya uu soo Saaray Xeer lagu joojinaayo in Waqtigaan Xil ka qaadis lagu sameeyo masuul ama Xil Cusub la Magaacabo waxaana Arintaan ay Baal Mareysa Xeerka uu soo Saaray Madaxweynaha Waqtigiisa uu dhamaaday ee Xasan Shiikh