Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

Xog: Qorshe la doonayo in Ciidamo AMISOM ah lagu geeyo Magaalada Gaalkacyo oo socda Iyo k24 oo heshay cida qorshahaasi dabada ka riixeysa.

Sida ay heshay ilo wareed lagu Kalsoon yahay Shabakada Wararka Kismaayo24.com oo ku Aadan Magaalada Gaalkacyo ayaa la sheegay in la damacsan yahay in Ciidan la geeyo Halkaasi.

Qorshe la doonayo ayaa waxa uu yahay baa la yiri in Ciidanka AMISOM gaar ahaan kuwooda ka socda Waddanka Itoobiya la geeyo Magaalada Gaalkacyo.

Urur Gobolleedka IGAD ayaa waxa danjiraheeda Maxamed Cabdi Affeey oo ah uqaabilsanaha Arimaha Soomaaliya uu sheegay inay Gaalkacyo oo Nabad ah wax walbo usameyn doonaan.

Hadalka Danjire Affeey ayaa ah mid si sarbeeb ah uu ku doonayey in Gaalkacyo lagu geeyo Ciidanka Itoobiya taasoo dadku ay arintaasi ku farxi doonin.

Hore waxa in Ciidanka Itoobiya Gaalkacyo la geeyo ka digay Axmed Macalin Fiqi oo ah Siyaasi kasoo jeeda Gobollada Dhexe Ee Soomaaliya

Related posts

Dhacdo Argagax Badan oo Muqdisho ka dhacday Wiil Dhalinyaro ah oo Nolosha Lagu Gubay

admin

Dhagayso: Gudoomiyaha Shabeelaha Hoose oo lagu eedeeyay Ka war qab La’aan Gobolkiisa.

admin

Siyaasi Xasan Mudeey oo ka baxay xisbiga PDP

admin