Animation

XOG: Musharixiinta kala ah shiikh shariif , cumar c/rashiid iyo c/qaadir cosoble oo ku heshiiyay hal qodob

no responses
Wednesday February 8, 2017 - 7:25 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Waxaa saakay kulan deg deg ah magaalada muqdisho ku yeeshay musharixiinta kala ah shiikh shariif , cumar c/rashiid iyo c/qaadir cosoble.

Seddexdaan musharax ayaa waxa ay isugu yimaadeen kulankooda ugu dambeeya ka hor inta aan la galin doorashada oo goordhaw bilaaban doonta.

Kulankaan oo ahaay mid albaabada u xiranyihiin ayaa waxaa la sheegay in looga hadlay doorashada maanta dhaceysa iyo sida ay isku xulufeysan lahayeen musharixiinta.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Musharixiintaan ayaa ku heshiiyay in dagaal adag ay la galaan xasan shiikh si ay ugu soo baxaan wareega koowaad ee doorashada .

Cosoble iyo Shariif Sheekh Axmed Ayaa la sheegaaa in ay wadar ahaan heystaan in ka badan 145 Xildhibaan oo hadii ay isku geeyaan uga gudbi karaan Wareegyada ugu horeeya Ee Doorashada.

Waxaa laga yaaba in cosoble iyo sharmaarke ay ugu shubaan shiikh shariif si uu dagaal adag ula galo xasan shiikh waxaana muuqata in mushrixiinta isbedl doonka ah ay aad isugu soo dhawaanayan.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.