Animation

XOG MUHIIM AH:Lacagtii Bank laga dhacay oo haatan lugaha lagashay MD Xasan iyo RW Cumar iyo arin……………………….

no responses
Monday September 5, 2016 - 5:46 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault

Ayadoo dhawana lashaaciyay in bank dhexe ee dowlada soomaaliya laga helay lacag faalso ah kasoo madaxweynaha soomaaliya shaaciyay in ahayn masuq maasuq balse ahayd xatooyo oona sameeyay shaqsi kashaqeeyo banka lana daba joogo ayaa arintaas waxa xog cusub kashaaciyay salaad cali jeelle.

Salaad Cali Jeelle ayaa sheegay in lacagtaas ay dhaceyn ra’isulwasaaraha dowlada soomaaliya iyo madaxweynaha soomaaliya ayna ku kalifeyn shaqsiga lacagtaas xiliga madoow kabaxshay.

Salaad ayaa shegay in shaqsiga haayay qasnajiga furahiisa in laga wacay madaxtooyada soomaaliya sidaas ogeydna lacagta loo qaatay waxaana kadanbeeyay madaxtooyada soomaaliya.

Arintaan ayaa imaaneyso xili walaac xoogan kaqabaan siyaasihiinta iyo shacabka soomaaliyeed hantida qaranka soomaaliyeed ee taalo bank madaama dalka oo galaayo xaalad kale guur ah sidii daacadnimo hantidaas loogu maamuli lahaay.