Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

XOG MUHIIM AH: Maxaa Cusub Oo Laga Soo Sheegayaa Magaaladda Gaalkacyo (War Hor Leh Ayaan Idinkaga Wadnaa)

Wararka naga soo gaaraya magaalada Gaalkacyo ayaa sheegaya in ay ciidamada Amnigu wadaan howlgalo culus oo ay ku baarayaan guryaha iyo gaadiidka dadweynaha, iyagoo qabanaya cid kasta oo looga shakiyo falal amaan darro in ay ka wadaan gudaha magaalada.

Madaxweyne kuxigeenka Puntland Eng Cabdixakiim Xaaji Cumar (Camey) oo maanta wariyaasha la hadlay wuxuu digniin u diray Hotelada iyo Maqaayadaha magaalada.

Madaxweynuhu wuxuu ku amray in ay la shaqeeyaan ciidamada Amniga oo ay u soo gudbiyaan dadka ka shakiyaan ayna Il gooni ah ku hayaan dadka fariisanaya iyo gaadiidka lasoo dhigayaba.

Related posts

TOP NEWS: Maxaadan ogeyn oo hada ka socda xarunta golaha shacabka xili ra’isul wasaare kheyre uu baarlamaanka ka horsheegay in…..

Tifaftiraha K24

Deg-deg: RW Sharmaake oo xilkaqaadis ku sameeyey labo kamid ah Golihiisa Wasiirada. ” akhriso”

admin

War cusub: Alshabaab oo maanta weerar dhowr jiho ah ku qaaday deegaanada…..

Tifaftiraha K24