Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News

XOG MUHIIM AH: Amaanka Muqdisho oo arimo shacabka Ayan Ogeyn kusoo biiray xili ay………………………..

C/xakiin Fareey oo ah Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda ee Gobolka Banaadir oo la hadlay warbaahinta Dowladda ayaa ka warbixiyay Amaanka guud ee Magaalada Muqdisho iyo shirarkii maalmihii u dambeeyay lagu qabanayay.

Wuxuu sheegay in wax weyn laga bedalay Amaanka Magaalada Muqdisho Todobaadyadii u dambeeyay, isagoo sidoo kale tilmaamay in Dowladda Soomaaliya ay ku guuleysatay Sugidda  Amaanka Madaxda Hogaamiyeyaasha Wadamada ku bohoobay  Urur-Goboleedka IGAD.

Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda ee Gobolka Banaadir ayaa sidoo kale wuxu sheegay tan iyo mudadii uu socday Shirka IGAD in aanay jirin wax dhacdooyin ah ama lidi Ku ah Amaanka Magaalada Muqdisho.

Related posts

War Hada ah: Warar kale oo dheeraad ah ayaa hada laga helaaya Dagaalkii Shalay ka dhacay Deegaanka Halgan

Tifaftiraha K24

Ururada African Development for Education and Health oo Konteenar Qalab Cafimad ah ugu deeqar Degmooyinka Jariiban iyo Cabudwaaq+ Sawiro

admin

War Cusub: Dhageyso Xildhibaanada Baarlamanka oo Ansixyay Qodobo Muhiim ah oo ay ka mid yihiin wax ka…

Tifaftiraha K24