Animation

Xog Muhiim ah: Akhriso Jinsiyadaha ay wataan Musharixiinta u tartameysa Xilka Madaxtinimada Soomaliya

one response
Tuesday November 29, 2016 - 10:24 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

19 ka musharax ee  u tartamaya xilka madaxtooyada ayaa intooda badan haysta laba laba jinsiyadooda Kuwaa oo ah qurba joog daneynaya in mar ay qabtaan xilka ugu sareya ee dalka iyadoo dastuurka dalkan uunsan ogoleyn in xilka sare ee wadanka uu isu soo taago ruux jinsiyada kale wato.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Hadaba halkaan ka aqriso magacyada iyo jinsiyahada ay wataan musharixiinta

  1. Hassan Sheikh Mohamoud – Somali
  2. Sharif Sheikh Ahmed –  Somali
  3. Sharif Hassan Sheikh Adam – Somali
  4. Mohamed Ali Nor America –  British
  5. Jabril Ibrahim Abdi – Canada
  6. Abdurahman Abdi Shakur Warsame –  British
  7. Faadumo Dayib – Canada
  8. Omar Abdirashid Ali Sharmarke – Canada
  9. Abdiweli Sheikh Ahmed – Canada
  10. Abdirahman Abdullahi Baadiyow – Canada
  11. Dr. Cabdinaasir Maxamed – United States
  12. Canab Dahir – United States
  13. Dr.Bashir Nuur-Bidaar H Looyan – United States
  14. Abdirizak Omar Mohamed – United States
  15. Mohamed Abdullahi Mohamed – United States
  16. Maxamuud Axmed Nuur Tarsan – United Kingdom
  17. Abdirahman Faroole – Australia
  18. Said Abdullahi Dani – Denmark
  19. Yassin Maaxi Mallin – Sweden

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

One thought on “Xog Muhiim ah: Akhriso Jinsiyadaha ay wataan Musharixiinta u tartameysa Xilka Madaxtinimada Soomaliya

Comments are closed.