Maqaalo iyo Warar Somali News Top News Xulashada K24

Xog: Maxaa ka jira Moshinkii Madaxwene Farmaajo ka dhamaa in uu ubaaqday Cabsi daradeed

Xog hoose oo aanu ka helnay Qaarka mid ah xildhibaanadii mucaaradka ahaa ee  ku howlanaa Qorshihii ay doonayeen inay mooshin xil qaadis uga keenaan madaxweyne Farmaajo ayaa waxaa soo wajahay dib u dhac kadib markii xildhibaanada ay cabsi soo wajahday.

Mooshinkan ayaa waxaa si wada jir ah u wada kooxda Damu­Jadiid, oo hadda sidoo kale loo yaqaan Qabyo, iyo koox ku xiran Imaaraadka Carabta oo lacag badan soo qaatay, islamarkaana uu hoggaamiyo Cumar Cabdirashiid Mooshinka ayaa markii horeba dhaqaaqi waayey, kadib markii saxiixayaal badan loo waayey, islamarkaana qaar saxiixay ay lacagtii ay qaaten ula goosteen dhinaca dowlada.

Wararka aan heleyno ayaa sheegaya in kaliya 40 xildhibaan ay horey ugu saxiixeen mooshinka, qaarna ay kadib ka laabteen.

Madaxweynaha ayaa xilka looga qaadi kara saddex meelood laba meel xildhibaaada haddii ay ka codeeyaan.

Related posts

Madaxweyne Xaaf oo ka hadlay magacaabista Gudiga farsamada doorashada Maamulka Galmudug

admin

Ol’olaha Hillary oo loo “dhacay”

admin

Safiirka Soomaaliya ee Turkiga iyo rugta ganacsiga Soomaaliya oo kulan ka qeyb galay.

admin