Animation

XOG: Maxaa ka Jira in Ciidanka Ammaanka Jubbaland ay Xabsiga Dhigeen Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo… maxaase loo xiray Guddoomiyaha???

no responses
Saturday October 8, 2016 - 11:44 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Wararka aynu ka heleyno Magaalda Kismaayo ayaa waxa ay sheegayan in Guddoomiyihii Magaalada Kismaayo

Wararka aynu ka heleyno Magaalda Kismaayo ayaa waxa ay sheegayan in Guddoomiyihii Magaalada Kismaayo Ibraahim Maxamed Yuusuf (Timajilic) ay xabsiga dhigeen Ciidamada Ammaanka Maamulka Jubbaland.

Guddoomiyaha iyo Shan ka mid ah Ilaaladiisa ayaa la sheegaya in Ciidanka Ammaanka ay Xabsiga dhigeen Kadib Markii lagu soo eedeyay in qaar ka mid ah Ilaalada Guddoomiyaha Kismaayo ay ka Dambeeyen weerar Bambaanooyin ah oo lagu qaaday Xarumo ay daganyihiin Ciidanka Jubbaland.

Laamaha Ammaanka Jubbaland ayaa Guddomiyaha waxa ay ku eedeeyen in uu qeyb ka yahay Amni darada Kismaayo kusoo Korortay Maalmihii ugu dambeeyay.

Maamulka Jubbalnd weli kama aysan Hadlin Xariga la sheegay in loo geystay Guddoomiyaha Kismaayo iyo Ilaladiisa Balse wararka qaar ayaa shegaya in Hada ay socdaan dadaalo lagu doonaayo in Dib Xoriyadiisa uu u helo Guddoomiyaha Magaalada Kismaayo Ibraahim Maxamad Yuusf.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

La soco Wixii ku soo Kordhaa Insha allah

ay xabsiga dhigeen Ciidamada Ammaanka Maamulka Jubbaland.