Somali News Top News

XOG : Maxaa ka jira In Ciidamada Sida gaarka ah u Tababaran ee Alpha Group loo diraayo Deegaanada Puntland

wararka aynu heleyno waxa ay sheegayan in Ciidamada Sida gaarka u tababaran ee Alpha Group loo diro deeganada ay dagaalada ka socdaan ee Puntland si ay uga bar bar dagaalaman Ciidamada Maamulka Puntland ee dagaalka adag kula jira Alshabaab.

Warar Hoose oo K24 ayaa sheegay in hada uu socdo Qorshaha Ciidamada Gaashaan ee loo Yaqaan Alpha Group la geeyo Deeganada ay ku dagaalamayan Ciidamada Maamulka Ountland iyo Xarakada Alshabaab.

Warkaan waxa uu kusoo beegmaya Xili Maanta Dowlada Soomaliya ay ka dhawaajisay in Diyaarado wada Saanad iyo Hub ay u dirtay Puntland si dowlada federaalka ay qeyb uga noqoto dagaalka shabaab ee puntland ay kula jirto.

Related posts

Today’s Jubaland lower house election results

Tifaftiraha K24

Nin u dhashay Wadanka Ingiriiska oo ka mid noqday dagaalyahaano Shalay lagu Dilay Lamu.

admin

TOP NEWS: Dhageyso Wasiirka Arimaha Guda Jubbaland oo Afka Furtay Digniin Culusna u diray Hey’addaha ka shaqeeya Arimaha…..

Tifaftiraha K24