Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284 Warning: count(): Parameter must be an array or an object that implements Countable in /customers/8/7/9/kismaayo24.com/httpd.www/wp-includes/post-template.php on line 284
Somali News Top News

XOG: Maamulada Degmooyinka Iyo kuwa Gobolada ee Jubaland oo Kismaayo ku kulmaya ” Maxay kawada hadlayaan??.

Magaalada Kismaayo waxaa kuwada sugan Maamulada Degmooyinka Iyo Gobolada Jubaland kuwaas oo ay casuumaad u fidisay waaaaradda Arimaha Gudaha Iyo Amniga ee Jubaland.

Casuumaada Ayaa waxaa ka dambeeya tababar la doonaayo in Dowlad wanaag lagu baro Maamulada Degmooyinka Iyo kuwa Gobolada ee Jubaland.

Gudoomiyaha Gobolka Gedo Axmed Buula canjeex Iyo Wafdi uu Hogaaminaayo oo ka socda todobada Degmo ee Gobolka Gedo Ayaa shalay gaaray Magaalada Kismaayo, waxayna ka qeybgalayaan kulankani lagu kulmiyay Maamulada Degmooyinka Iyo Gobolkaba Jubaland.

Qaar kamid ah gudoomiyayaasha Degmooyinka oo lahadlay kismaayo24 Ayaa noo xaqiijiyay in ay Kismaayo uga qeybgalayaan kulankani ay qabaneyso wasaarada Arimaha Gudaha ee Jubaland, kaasi oo lagu baraayo nidaamka dowlad wanaaga.

Sikastaba waa kulankii ugu horeeyey ee noociisa ah ee ay ka qeybgalaan AMA isugu yimaadaan Maamulada Degmooyinka Iyo kuwa Gobolada ee Jubaland.

Related posts

DEG DEG: Ra’isul wasaare kheyre oo saacadaha soo socda ku dhawaaqi doona golahiisa wasiirada xili ay…

Tifaftiraha K24

TOP NEWS: Soomali British ka Tirsan Daacish oo la sheegay in lagu dilay dagaalada Syria ka socda

admin

Ra’isul wasaare kheyre oo jawaab xasaasi ah ka bixiyay in uu isku shaandheyn ku sameyn doono golaha wasiirada

Tifaftiraha K24