Animation

XOG: Kulan xasaasi ah oo Madaxtooyada Villa soomaliya ku dhexmaray Madaxweyne Farmaajo iyo Xasan shiikh Maxaase ka soo baxay???

no responses
Saturday February 11, 2017 - 1:31 under Somali News by Tifaftiraha K24
mqdefault
Spread the love

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweynaha jamhuuriyada soomaliya mudane maxmad c/llahi farmaajo iyo wafdi uu horkacaayo oo maanta booqasho gaaban ku tagay xarunta Madaxtooyada ee Villa soomaliya.

Madaxweynaha waxa uu villa soomaliya kulan kula qaatay Madaxweynihii hore ee soomaliya ee doorashada looga adkaaday xasan shiikh maxamuud.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.

Madaxweyne farmaajo ayaa xasna shiikh ku bogaadiyay howshii uusoo qabtay mudadii uu xilka madaxweynaha haayay wuxuuna sheegay in xasan dalka uu meel wanagsan soo gaadhsiiyay.

Madaxweyne farmaajo xilka madaxweynaha waxaa loo dhaariyay isla markii la doortay balse waxaa hada dhiman oo kaliya munaasabadda caleema saarka oo madaxweynaha uu xilka kula wareegi doono.

Your ads will be inserted here by

Easy Plugin for AdSense.

Please go to the plugin admin page to
Paste your ad code OR
Suppress this ad slot.